Maxkamadeynta askarigii dilay George Floyd oo lagu soo gebagebeeyey Minneapolis

Maxkamadaynta Derek Chauvin askarigii booliska Magaalada Minneapolis, ee lagu eedeeyay inuu sabab u ahaa dhimashadii George Floyd sanadkii tegay ayaa la soo gebagebeeyey, Xeer-beegtidii qaadaysay dacwada ayaa haatan ka baaraandagaya go’aanka ay qaadanayaan. Dacwad oogayaasha ayaa waxa ay xeer-beegtida u sheegeen in Mr Chauvin uu dilay Mr Floyd, hasayeeshee kooxda ninkaas difaacaysay ayaa sheegtay in … Continue reading Maxkamadeynta askarigii dilay George Floyd oo lagu soo gebagebeeyey Minneapolis